Falimaha 25:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Goortii Bawlos maxkamaddii soo galay ayaa Yuhuuddii ka timid Yeruusaalem soo ag istaagtay iyagoo dacwado badan wata, laakiin wax cadayn ah kuma haynin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Oo kolkuu yimid, Yuhuuddii Yeruusaalem ka timid ayaa hareerihiisii soo istaagtay, oo waxay keeneen dacwooyin badan oo waaweyn, oo ayan iyagu xaqiijin karin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Oo kolkuu yimid, Yuhuuddii Yeruusaalem ka timid ayaa hareerihiisii soo istaagtay, oo waxay keeneen dacwooyin badan oo waaweyn, oo ayan iyagu xaqiijin karin. Viz kapitola |