Falimaha 25:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Feestosna wuxuu la joogay siddeed illaa toban maalmood kadibna wuxuu tagay Kaysariya. Maalintii ku xigtay intuu maxkamadda dhex fariistay ayuu amray in Bawlos la hor keeno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Oo markuu iyagii dhex joogay in aan ka badnayn siddeed ama toban maalmood, ayuu wuxuu aaday Kaysariya, kolkaasuu maalintii dambe fadhiistay kursigii xukumaadda, oo wuxuu amray in Bawlos la keeno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Oo markuu iyagii dhex joogay in aan ka badnayn siddeed ama toban maalmood, ayuu wuxuu aaday Kaysariya, kolkaasuu maalintii dambe fadhiistay kursigii xukumaadda, oo wuxuu amray in Bawlos la keeno. Viz kapitola |