Falimaha 25:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Markaas ayaa Feestos ugu jawaabay, “Bawlos waxaa lagu hayaa Kaysariya, aniguna xaggaas ayaan tagayaa mar dhaw. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Habase yeeshee Feestos wuxuu ugu jawaabay in Bawlos lagu dhawrayo Kaysariya, iyo in isaga qudhiisuba dhaqsiyo halkaas u aadayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Habase yeeshee Feestos wuxuu ugu jawaabay in Bawlos lagu dhawrayo Kaysariya, iyo in isaga qudhiisuba dhaqsiyo halkaas u aadayo. Viz kapitola |