Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 25:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Markaas ayaa Feestos yiri, “Boqor Agribba iyo kuwa halkan na la jooga, waa kan ninka dadka Yuhuudda ah ee ka socda Yeruusaalem iyo Kaysariya ey kasoo dacwoodeen, oo ey doonayeen inuu sii noolaanin.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Markaasaa Feestos wuxuu yidhi, Boqor Agribba iyo ragga kale oo halkan nala jooga oo dhammow, waxaad arkaysaan ninkan Yuhuudda badan oo dhammu ay iiga soo cabteen Yeruusaalem iyo halkanba, iyagoo ku qaylinaya, Waajib ma aha in ninkanu sii noolaado.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 25:24

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy