Falimaha 25:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Maalintii ku xigtay ayaa Agribba iyo Bernikee waxey la yimaadeen dad badan oo waxey soo galeen qolkii lagu kulmayay. Iyagoo ey la socdaan ciidan iyo nimankii magaalada ugu waaweynaa. Feestos wuxuu amray in Bawlos la keeno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Sidaas daraaddeed maalintii dambe ayaa Agribba iyo Bernikee waxay la yimaadeen bandhig weyn, oo waxay soo galeen maxkamaddii, iyaga iyo nimankii sare iyo raggii magaalada ugu waaweynaa. Markaasaa Feestos wuxuu amray in Bawlos loo keeno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Sidaas daraaddeed maalintii dambe ayaa Agribba iyo Bernikee waxay la yimaadeen bandhig weyn, oo waxay soo galeen maxkamaddii, iyaga iyo nimankii sare iyo raggii magaalada ugu waaweynaa. Markaasaa Feestos wuxuu amray in Bawlos loo keeno. Viz kapitola |