Falimaha 25:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Sidaa darteed markey halkan ila yimaadeen waqti maan lumin, laakiin maalintii ku xigtay ayaan amar ku bixiyay in ninka la i keeno maxkamadda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Haddaba markii ay halkan wada yimaadeen, anigu innaba siima aan raagin ee maalintii dambe ayaan waxaan ku fadhiistay kursigii xukumaadda, oo waxaan amray in ninka la keeno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Haddaba markii ay halkan wada yimaadeen, anigu innaba siima aan raagin ee maalintii dambe ayaan waxaan ku fadhiistay kursigii xukumaadda, oo waxaan amray in ninka la keeno. Viz kapitola |