Falimaha 25:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Waxey halkaas joogeen dhowr maalmood, goortii Feestos boqorka u sheegay dacwadii Bawlos. Wuxuu ku yiri, “Waxaa jira nin Feelikos ka tagay isaga oo maxbuus ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Oo kolkii ay maalmo badan halkaas joogeen ayaa Feestos wuxuu boqorkii hor dhigay dacwadii Bawlos, oo wuxuu ku yidhi, Waxaa jira nin Feelikos ka tegey isagoo maxbuus ah; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Oo kolkii ay maalmo badan halkaas joogeen ayaa Feestos wuxuu boqorkii hor dhigay dacwadii Bawlos, oo wuxuu ku yidhi, Waxaa jira nin Feelikos ka tegey isagoo maxbuus ah; Viz kapitola |