Falimaha 25:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Feestosna markii uu la hadlay kuwii shirkiisa ku jiray kadib ayuu ku yiri Bawlos, “Waxaad dacwadaada u gudbisay Kaysar. Kaysar ayaadna aadi doontaa!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Markaasaa Feestos, markuu shirka la tashaday, ayuu wuxuu ku jawaabay, Kaysar baad u ashtakootay; Kaysar baad u tegaysaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Markaasaa Feestos, markuu shirka la tashaday, ayuu wuxuu ku jawaabay, Kaysar baad u ashtakootay; Kaysar baad u tegaysaa. Viz kapitola |