Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 25:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Haddaba haddii aan sameeyay xumaan dhimasho istaahisha ma diidayo in la i dilo. Laakiin haddii dacwooyinka Yuhuudda igu haysato eysan run ahayn qofna iyaga ima gacangelin karo. Waxaan u dhacwoonayaa Kaysar.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Haddaba haddii aan xumaan falay oo aan galay wax dhimasho istaahila, geeri diidi maayo; laakiin waxyaalahan ay kuwanu igu dacwaynayaan haddii aan wax run ah lagu arag, ninna iima gacangelin karo iyaga. Waxaan u ashtakoonayaa Kaysar.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 25:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy