Falimaha 24:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 “Waxaan ogaanay ninkan inuu nin dhib wada yahay, rabshad ayuu ka kiciyay Yuhuudda dhexdeeda iyo aduunka oo dhan. Wuxuuna hogaamiyaa kooxdii Naasared Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Maxaa yeelay, waxaannu aragnay in ninkanu yahay nin baas oo fidmad ka dhex kiciya Yuhuudda dunida joogta oo dhan, waana kan horgalaha u ah dariiqada Naasaraaniyiinta; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Maxaa yeelay, waxaannu aragnay in ninkanu yahay nin baas oo fidmad ka dhex kiciya Yuhuudda dunida joogta oo dhan, waana kan horgalaha u ah dariiqada Naasaraaniyiinta; Viz kapitola |