Falimaha 24:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Laakiin Bawlos goortuu ka hadlayay wax ku saabsan xaqnimada, is ilaalinta iyo maalinta xukunka ee soo socoto, ayaa Feelikos cabsaday oo ku yiri, “Haddaba iska bax. Waan kuu waci doonaa waqti markaan helo.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Oo intuu kala hadlayay xaqnimada iyo iscelinta iyo xukunka imanaya, ayaa Feelikos cabsaday oo u jawaabay oo ku yidhi, Haatan iska tag; oo markaan wakhti wanaagsan helo ayaan kuu yeedhan doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Oo intuu kala hadlayay xaqnimada iyo iscelinta iyo xukunka imanaya, ayaa Feelikos cabsaday oo u jawaabay oo ku yidhi, Haatan iska tag; oo markaan wakhti wanaagsan helo ayaan kuu yeedhan doonaa. Viz kapitola |