Falimaha 24:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Markaan maxkamadda ka dhex qayliyay maahee aniga oo leh, ‘Ma waxaad maanta igu xukumeysaan aniga inaan aaminsanahay kuwa dhintay in la sarakicin doono.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 haddii ayan ahayn codkan keliya oo aan ku dhawaaqay markaan iyaga dhex taagnaa oo idhi, Wax ku saabsan sarakicidda kuwii dhintay ayaad maanta igu xukumaysaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 haddii ayan ahayn codkan keliya oo aan ku dhawaaqay markaan iyaga dhex taagnaa oo idhi, Wax ku saabsan sarakicidda kuwii dhintay ayaad maanta igu xukumaysaan. Viz kapitola |