Falimaha 24:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas ayaa Bawlos la wacay, oo Tertullos dacwadiisi u bilaabay isaga oo leh, “Waqti fiican oo nabad ah ayaan ku helnay dowladaada, fiiro dheeridaada darteed qarankeena isbadal weyn ayaa ka dhacay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Oo markii loo yeedhay ayaa Tertullos wuxuu bilaabay inuu isagii dacweeyo, oo wuxuu yidhi, Adiga daraaddaa waxaannu ku raaxaysannaa nabad badan, oo dhaqaalahaaga aawadiisna xumaatooyinka waa laga hagaajiyaa quruuntan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Oo markii loo yeedhay ayaa Tertullos wuxuu bilaabay inuu isagii dacweeyo, oo wuxuu yidhi, Adiga daraaddaa waxaannu ku raaxaysannaa nabad badan, oo dhaqaalahaaga aawadiisna xumaatooyinka waa laga hagaajiyaa quruuntan. Viz kapitola |