Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 24:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Sidoo kale, waxaan qiranayaa inaan caabudo Illaaha awoowayaasheen aniga oo raacsan jidka Ciise, kan ey dhahaan waa been. Waan aaminsanahay wax walboo sharciga Muuse ku jira xitaa kaasoo buugga nebiyada ku qoran.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Laakiin tan baan kuu qiranayaa, inaan Ilaaha awowayaashayo ugu adeego sida Jidka ay yidhaahdaan dariiqo bidcinimo ah, anigoo rumaysan waxyaalaha sharcigu leeyahay oo dhan iyo waxyaalaha lagu qoray kitaabbadii nebiyada.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 24:14

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy