Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 24:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Markaas ayaa taliyihii wacay Bawlos inuu hadlo, oo Bawlosna wuxuu yiri, “Waan ogahay sanado badan inaad qarankan xaakim u ahayd, sidaa darteed waan ku faraxsanahay inaan hortaada isku difaaco.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Oo markii taliyuhu u gacan haadiyey inuu hadlo, ayaa Bawlos u jawaabay oo wuxuu yidhi. Anigu waan ogahay inaad sannado badan quruuntan xaakin u ahayd, sababtaas daraaddeed anigoo aad u faraxsan ayaan isdaafacayaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 24:10

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy