Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 24:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Shan maalmood kadib ayaa Ananiyas wadaadkii sare wuxuu tagay Kaysariya isaga oo ey la socdaan odayaashii iyo nin garyaqaan ah oo la dhaho Tertullos, waxey u yimaadeen taliye Feelikos oo dacwadoodi ey Bawlos ka qabeen hor keeneen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Kolkaasaa shan maalmood dabadeed waxaa yimid Ananiyas oo ahaa wadaadkii sare oo wata kuwo waayeellada ah iyo mid codkar ah oo Tertullos la odhan jiray; oo waxay taliyihii u sheegeen wax Bawlos ka gees ah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 24:1

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy