Falimaha 23:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Markaas ayaa waxaa dhacay buuq weyn, qaar ka mid ah macalimiinta sharciga Muuse oo Farrisiin ahaa ayaa intey kaceen ayey aad u murmeen. Waxey dheheen, “Waxba ku maan arkin ninkan, ma laga yaabaa in ruuxa ama malaa’igtu la hadashay?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Markaasaa waxaa dhacay buuq weyn, oo qaar ka mid ah culimadii safka Farrisiinta ayaa istaagay iyagoo hadal ku dagaallamaya oo leh, Ninkan wax shar ah kama helin; laakiin haddii ruux la hadlay isagii ama malaa'ig la hadashay, Ilaah la dagaallami mayno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Markaasaa waxaa dhacay buuq weyn, oo qaar ka mid ah culimmadii safka Farrisiinta ayaa istaagay iyagoo hadal ku dagaallamaya oo leh, Ninkan wax shar ah kama helin; laakiin haddii ruux la hadlay isagii ama malaa'ig la hadashay, Ilaah la dagaallami mayno. Viz kapitola |