Falimaha 23:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Bawlos Markii uu arkay qaarkood iney yihiin Sadukiin kuwa kalana ey yihiin Farrisiin ayuu shirkii ka yiri, “Walaalayaalow, anigu waxaan ahay Farrisi, oo ah farrisiinta wiilkooda. Oo waxaa la igu xukumayaa rajada sarakicidda dhimashada.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiin Bawlos markuu gartay in dadka qaarkiis Sadukiin yahay, qaarka kalena ay Farrisiin yihiin, ayuu shirkii ka dhex qayliyey oo yidhi, Walaalayaalow, anigu waxaan ahay Farrisi oo ah Farrisiinta wiilkood, oo wax ku saabsan rajada iyo sarakicidda kuwii dhintay ayaa laygu xukumayaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiin Bawlos markuu gartay in dadka qaarkiis Sadukiin yahay, qaarka kalena ay Farrisiin yihiin, ayuu shirkii ka dhex qayliyey oo yidhi, Walaalayaalow, anigu waxaan ahay Farrisi oo ah Farrisiinta wiilkood, oo wax ku saabsan rajada iyo sarakicidda kuwii dhintay ayaa laygu xukumayaa. Viz kapitola |