Falimaha 23:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Kadibna Bawlos ayaa ku yiri, “Illaah ayaa kugu dhufan doono, idinkan labawejiilayaasha ah. Intaad halkaas fariisataan ayaad sharciga Muuse igu xukumeysaan, laakiin idinkana sharciga aad jabiseen markaad niman amarteen iney i dharbaaxaan!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasaa Bawlos ku yidhi, Ilaah baa kugu dhufan doona, kaaga derbi caddaysanow; ma waxaad u fadhidaa inaad sharciga igu xukuntid oo aad ku amartid in laygu dhufto si aan sharcigu lahayn? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Markaasaa Bawlos ku yidhi, Ilaah baa kugu dhufan doona, kaaga derbi caddaysanow; ma waxaad u fadhidaa inaad sharciga igu xukuntid oo aad ku amartid in laygu dhufto si aan sharcigu lahayn? Viz kapitola |