Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 23:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Kadibna taliyihii wuxuu wacay laba askartiisa ah oo wuxuu ku yiri, “Diyaariya laba boqol oo askar ah, toddobaatan nin oo fardooley ah iyo laba boqol oo niman waranka qaada ah si ey u aadaan Kaysariya caawa saddex saac.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Markaasuu wuxuu u yeedhay laba ka mid ah boqol-u-taliyayaashii oo ku yidhi, Waxaad diyaarisaan inay saddexda saacadood oo habeennimo tagaan ilaa Kaysariya laba boqol oo askar ah iyo toddobaatan fardooley ah iyo laba boqol oo warmooley ah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 23:23

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy