Falimaha 23:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Fadlan ha sameynin waxey ku dhahaan, waayo afartan qof ka badan ayaa sugaya iney isaga weeraraan. Waxey ballanqaadeen iney waxba cunin ama cabin illaa ey ka dilaan isaga. Diyaar ayey yihiin adiga ayey go’aan kaa sugayaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Haddaba yaanay ku oggolaysiin; maxaa yeelay, waxaa isagii gaadaya kuwa ka badan afartan nin oo iyaga ka mid ah, kuwaasoo nidar galay inayan wax cunin, waxna cabbin ilaa ay isaga dilaan; haddana diyaar bay yihiin, iyagoo ballanqaad kaa filanaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Haddaba yaanay ku oggolaysiin; maxaa yeelay, waxaa isagii gaadaya kuwa ka badan afartan nin oo iyaga ka mid ah, kuwaasoo nidar galay inayan wax cunin, waxna cabbin ilaa ay isaga dilaan; haddana diyaar bay yihiin, iyagoo ballanqaad kaa filanaya. Viz kapitola |