Falimaha 23:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markaas ayuu wiilkii ku yiri, “Yuhuudda qaar ayaa waxey ku heshiiyeen iney kugu dhahaan berri Bawlos shirka horkeen oo ey iska dhigaan iney u baahanyihiin warka saxda ah ee ku saabsan isaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Markaasuu ku yidhi, Yuhuuddu waxay ku heshiiyeen inay kuu weyddiistaan inaad berrito Bawlos shirka hor keentid sidii adigoo doonaya inaad u sii weyddiisatid wax ku saabsan isagii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Markaasuu ku yidhi, Yuhuuddu waxay ku heshiiyeen inay kuu weyddiistaan inaad berrito Bawlos shirka hor keentid sidii adigoo doonaya inaad u sii weyddiisatid wax ku saabsan isagii. Viz kapitola |