Falimaha 23:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Askarigiina wuu kaxeeyay wiilkii oo u geeyay taliyihii. Boqol u taliyihii ayaa yiri, “Bawloskii maxbuuska ahaa ayaa isoo diray oo igu yiri wiilkan u gee taliyaha waayo waxbuu rabaa inuu kuu sheego.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Sidaas daraaddeed ayuu kaxeeyey oo u geeyey sirkaalkii sare oo ku yidhi, Bawlos oo maxbuuska ah ayaa ii yeedhay, oo wuxuu i weyddiistay inaan kuu keeno wiilka oo war qaba inuu kuu sheego. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Sidaas daraaddeed ayuu kaxeeyey oo u geeyey sirkaalkii sare oo ku yidhi, Bawlos oo maxbuuska ah ayaa ii yeedhay, oo wuxuu i weyddiistay inaan kuu keeno wiilka oo war qaba inuu kuu sheego. Viz kapitola |