Falimaha 23:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Laakiin wiil Bawlos walaashiis dhashay ayaa maqlay qorshahoodi, markaas ayuu xeradii ciidanka aaday oo u sheegay Bawlos. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Laakiin Bawlos wiilkuu abtiga u ahaa wuxuu maqlay gaadmadoodii, markaasuu yimid oo qalcaddii galay oo Bawlos u warramay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Laakiin Bawlos wiilkuu abtiga u ahaa wuxuu maqlay gaadmadoodii, markaasuu yimid oo qalcaddii galay oo Bawlos u warramay. Viz kapitola |