Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 23:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Haddaba adiga iyo qof walboo shirka joogay bal u taga taliyaha oo u sheega inuu Bawlos hortiina la keeno, oo iska dhiga inaad si fiican u baartaan dacwadiisa. Anaguna diyaar ayaan u nahay inaan dilno inta uusan weli halkaas gaarin.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Haddaba idinka iyo shirkuba waxaad sirkaalka sare garansiisaan inuu isagii idiin keeno sidii idinkoo doonaya inaad aad u sii garataan waxyaalaha ku saabsan isagii; annaguna, intuusan soo dhowaan, diyaar baannu nahay inaannu dilno isagii.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 23:15

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy