Falimaha 23:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Habeenkii ku xigay ayaa Rabbigu u muuqday Bawlos oo ku yiri, “Ha welwelin! Sidaad iigu marqaatifurtay Yeruusaalem, waa inaad igu marqaatifurtaa xitaa Rooma.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Haddaba habeenkii dambe Rabbiga ayaa is-ag taagay isagii oo ku yidhi, Kalsoonow, maxaa yeelay, sidaad Yeruusaalem iigu markhaati furtay waa inaad Roomana iigu markhaati furtid. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Haddaba habeenkii dambe Rabbiga ayaa is-ag taagay isagii oo ku yidhi, Kalsoonow, maxaa yeelay, sidaad Yeruusaalem iigu markhaati furtay waa inaad Roomana iigu markhaati furtid. Viz kapitola |