Falimaha 23:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Murankii wuu weynaaday oo taliyihii wuxuu ka cabsaday Bawlos in qeyb qeyb loo kala gooyo. Markaas ayuu askartii amray iney Bawlos xoog halkaas lagaga saaro oo illaa xerada la geeyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Oo markii muran weyni dhacay, ayaa sirkaalkii sare wuxuu ka cabsaday inay Bawlos kala jeexjeexaan, markaasuu askartii ku amray inay hoos tagaan oo xoog isaga uga soo qaadaan dadka dhexdiisa, oo ay qalcaddii keenaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Oo markii muran weyni dhacay, ayaa sirkaalkii sare wuxuu ka cabsaday inay Bawlos kala jeexjeexaan, markaasuu askartii ku amray inay hoos tagaan oo xoog isaga uga soo qaadaan dadka dhexdiisa, oo ay qalcaddii keenaan. Viz kapitola |