Falimaha 22:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 “Markaas ayaan weydiiyay, ‘Yaa tahay, Sayidow?’ “Wuxuu ku jawaabay, ‘Waxaan ahay Ciisihii reer Naasared, kan aad silcineysid.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Markaasaan u jawaabay oo ku idhi, Yaad tahay, Sayidow? Markaasuu igu yidhi, Waxaan ahay Ciisaha reer Naasared oo aad silcinaysid. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Markaasaan u jawaabay oo ku idhi, Yaad tahay, Sayidow? Markaasuu igu yidhi, Waxaan ahay Ciisaha reer Naasared oo aad silcinaysid. Viz kapitola |