Falimaha 22:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markaas ayaan dhulka ku dhacay oo cod ayaa igu yiri, ‘Sawlosow! Sawlosow! Maxaad ii silcineysaa?’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasaan dhulka ku dhacay, oo waxaan maqlay cod igu leh, Sawlosow, Sawlosow, maxaad ii silcinaysaa? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Markaasaan dhulka ku dhacay, oo waxaan maqlay cod igu leh, Sawlosow, Sawlosow, maxaad ii silcinaysaa? Viz kapitola |