Falimaha 22:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 “Duhuradii markii la joogay ayaan ku dhawaaday Dimishaq, isla markiiba waxaa samada ka shidmay iftiin badan oo agteyda ku iftiimay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Oo waxaa dhacday, intaan sodcaalayay oo Dimishaq u soo dhowaanayay, iyadoo duhur ah, in dhaqsiba iftiin weyn oo samada ka yimid hareerahayga ka iftiimay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Oo waxaa dhacday, intaan sodcaalayay oo Dimishaq u soo dhowaanayay, iyadoo duhur ah, in dhaqsiba iftiin weyn oo samada ka yimid hareerahayga ka iftiimay. Viz kapitola |