Falimaha 22:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 “Markaas ayaa ninkii hogaamiyaha ahaa yiri, wadaninimadeyda waxaan ku bixiyay lacag badan.” Bawlosna wuxuu yiri, “Laakiin anigu waan u dhashay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Kolkaasaa sirkaalkii sare u jawaabay oo ku yidhi, Waddaninimadan waxaan siistay lacag badan. Laakiin Bawlos wuxuu ku yidhi, Anigu reer Rooma ayaan u dhashay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Kolkaasaa sirkaalkii sare u jawaabay oo ku yidhi, Waddaninimadan waxaan siistay lacag badan. Laakiin Bawlos wuxuu ku yidhi, Anigu reer Rooma ayaan u dhashay. Viz kapitola |