Falimaha 22:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Markey Bawlos xireen oo la dili rabay ayuu boqol u taliyihii agtaagnaa ku yiri, “Sharci miyaa in nin reer Rooma ah la dilo isaga oo aan qalad lagu arkin?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Oo markay suumanka ku xidheen dabadeed ayaa Bawlos wuxuu ku yidhi boqol-u-taliyihii oo ag taagnaa, Ma qaynuun baa inaad karbaashtaan nin reer Rooma ah oo aan la xukumin? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Oo markay suumanka ku xidheen dabadeed ayaa Bawlos wuxuu ku yidhi boqol-u-taliyihii oo ag taagnaa, Ma qaynuun baa inaad karbaashtaan nin reer Rooma ah oo aan la xukumin? Viz kapitola |