Falimaha 22:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Oo goortii dhiigga shahiidkaaga Istefanos la daadshay, halkaas ayaan joogay oo waan agtaagnaa, aniga oo ku raacsan oo weliba dharkii kuwii isaga dilay ilaalinaya.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 oo markii la daadshay dhiigga Istefanos oo ahaa markhaatigaaga, aniguna waan ag taagnaa oo u oggolaanayay oo haynayay kuwii isagii dilay dharkoodii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 oo markii la daadshay dhiigga Istefanos oo ahaa markhaatigaaga, aniguna waan ag taagnaa oo u oggolaanayay oo haynayay kuwii isagii dilay dharkoodii. Viz kapitola |