Falimaha 22:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Waxaan arkay Rabbiga oo i dhahaya, ‘Dhaqso Yeruusaalem ka tag, waayo dadka meeshan ma ogolaan doonaan marqaatiga aad ii furaysid.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 oo waxaan arkay isagoo igu leh, Degdeg, oo dhaqso Yeruusaalem uga bax; maxaa yeelay, markhaatigaad ii furaysid kaama ay aqbali doonaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 oo waxaan arkay isagoo igu leh, Degdeg, oo dhaqso Yeruusaalem uga bax; maxaa yeelay, markhaatigaad ii furaysid kaama ay aqbali doonaan. Viz kapitola |