Falimaha 22:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 “Kadibna wuxuu igu yiri, ‘Illaahii awoowayaasheen ayaa kuu doortay inaad ogaatid doonistiisa iyo inaad aragtid kuwa xaqa ah oo aad hadalka afkiisa ka maqashid. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasuu igu yidhi, Ilaaha awowayaasheen ayaa ku doortay inaad doonistiisa ogaatid, iyo inaad Kan Xaqa ah aragtid oo aad afkiisa cod ka maqashid. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Markaasuu igu yidhi, Ilaaha awowayaasheen ayaa ku doortay inaad doonistiisa ogaatid, iyo inaad Kan Xaqa ah aragtid oo aad afkiisa cod ka maqashid. Viz kapitola |