Falimaha 21:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Maalintii ku xigtayna halkaas ayaan ka tagnay, oo waxaan soo gaarnay Kaysariya meeshaasna waxaan joognay gurigii Filibos kii wacdin jiray, wuxuu ka mid ahaa toddobadii nin ee rasuullada caawin jiray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Maalintii dambena waannu ka tagnay, oo waxaannu nimid Kaysariya; markaasaannu galnay gurigii Filibos oo ahaa kii wax wacdiyi jiray oo toddobadii ka mid ahaa, oo isagaannu la joognay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Maalintii dambena waannu ka tagnay, oo waxaannu nimid Kaysariya; markaasaannu galnay gurigii Filibos oo ahaa kii wax wacdiyi jiray oo toddobadii ka mid ahaa, oo isagaannu la joognay. Viz kapitola |