Falimaha 21:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Maalmihii meesha aan joognay markey dhamaadeen ayaan baxnay oo safarkeeni sii waddanay, markaas ayaa nimankii, xaasaskooda iyo ilmahooda oo dhan na soo raaceen illaa badda qarkeeda, halkaas ayaan anaga oo dhan wada dhiganay jilbaha oo aan ku duceysanay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Oo markii maalmahaasu noo dhammaadeen ayaannu ka tagnay oo sii soconnay; oo dhammaantood, iyaga iyo dumarkoodii iyo carruurtoodiiba, ayay na sii ambabbixiyeen ilaa magaalada dibaddeeda; markaasaannu xeebta ku jilba joogsannay oo tukannay, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Oo markii maalmahaasu noo dhammaadeen ayaannu ka tagnay oo sii soconnay; oo dhammaantood, iyaga iyo dumarkoodii iyo carruurtoodiiba, ayay na sii ambabbixiyeen ilaa magaalada dibaddeeda; markaasaannu xeebta ku jilba joogsannay oo tukannay, Viz kapitola |