Falimaha 21:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Goortii fasax la siiyay ayaa Bawlos intuu jaranjarada istaagay dadka gacanta u taagay. Markey wada aamuseen ayuu iyagii kula hadlay af Cibraani. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Oo kolkuu fasaxayna, Bawlos isagoo sallaankii taagan, ayuu dadkii gacan u taagay; oo markii aad loo aamusay, ayuu af Cibraaniga kula hadlay iyagii, isagoo leh, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah40 Oo kolkuu fasaxayna, Bawlos isagoo sallaankii taagan, ayuu dadkii gacan u taagay; oo markii aad loo aamusay, ayuu af Cibraaniga kula hadlay iyagii, isagoo leh, Viz kapitola |