Falimaha 21:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Markii Bawlos la geynayay xeradii ayuu weydiiyay ninkii hogaamiyaha ahaa, “Wax ma ku dhihi karaa?” Markaas ayuu ninkii ku jawaabay “Miyaad ku hadashaa Gariigga?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Markay u dhowayd in Bawlos qalcaddii la keeno ayuu sirkaalkii sare ku yidhi, Ma ii suurtowdaa inaan wax ku idhaahdo? Markaasuu ku yidhi, Af Gariig ma taqaan? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Markay u dhowayd in Bawlos qalcaddii la keeno ayuu sirkaalkii sare ku yidhi, Ma ii suurtowdaa inaan wax ku idhaahdo? Markaasuu ku yidhi, Af Gariig ma taqaan? Viz kapitola |