Falimaha 21:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Qaar dadkii ku dhex jiray ayaa ku qaylinayeen, qaar kalana wax kale ayey ku qaylinayeen. Markii uu ogaan waayay waxa dhacay ayuu amray Bawlos in la geeyo xerada ciidanka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Qaar waxay ku qayliyeen wax, qaarna wax kale, dadkii badnaa dhexdiis, oo markuu runtii garan kari waayay rabshaddii aawadeed ayuu ku amray in qalcaddii la geeyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Qaar waxay ku qayliyeen wax, qaarna wax kale, dadkii badnaa dhexdiis, oo markuu runtii garan kari waayay rabshaddii aawadeed ayuu ku amray in qalcaddii la geeyo. Viz kapitola |