Falimaha 21:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Kii hogaamiyaha ciidanka ahaa ayaa wuxuu amray in Bawlos la qabto oo laba silsilad lagu xiro. Kadibna wuxuu weydiiyay, yaa tahay oo maxaad sameysay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Markaasaa sirkaalkii sare ku soo dhowaaday oo qabtay isagii, oo wuxuu ku amray in lagu xidho laba silsiladood; waana weyddiiyey ninkuu yahay iyo wuxuu sameeyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Markaasaa sirkaalkii sare ku soo dhowaaday oo qabtay isagii, oo wuxuu ku amray in lagu xidho laba silsiladood; waana weyddiiyey ninkuu yahay iyo wuxuu sameeyey. Viz kapitola |