Falimaha 21:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 iyagoo ku qaylinaya, “Dadkii Israa’iilow, kaalaya na caawiya! Waa kan ninkii meel walba aadayay oo dadkeena, sharciga Muuse iyo macbadka wax xun ka sheegayay. Wuxuu ceebeeyay macbadka quduuska ah waayo wuxuu meesha keenay Gariig.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 iyagoo qaylinaya oo leh, Nimankii reer binu Israa'iilow, na caawiya. Kanu waa ninka bara dadka oo dhan oo meel kasta jooga inay ka gees noqdaan dadka iyo sharciga iyo meeshan. Weliba wuxuu macbudka keenay dad Gariig ah, meeshan quduuska ahna xaaraan buu ka dhigay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 iyagoo qaylinaya oo leh, Nimankii reer binu Israa'iilow, na caawiya. Kanu waa ninka bara dadka oo dhan oo meel kasta jooga inay ka gees noqdaan dadka iyo sharciga iyo meeshan. Weliba wuxuu macbudka keenay dad Gariig ah, meeshan quduuska ahna xaaraan buu ka dhigay. Viz kapitola |