Falimaha 21:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Muddo toddoba maalmood oo dabaaldeggii nadiifinta markey dhamaaneysay, kuwa Yuhuudda oo reer Aasiya ayaa Bawlos ku arkeen macbadka. Intey dad badan iskugu yeereen ayey Bawlos qabteen, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Oo kolkii toddobadii maalmood u dhowayd inay dhammaadaan ayaa Yuhuuddii Aasiya ka timid isagii macbudka ku aragtay, markaasay dadkii oo dhan kiciyeen, wayna qabteen isagii, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Oo kolkii toddobadii maalmood u dhowayd inay dhammaadaan ayaa Yuhuuddii Aasiya ka timid isagii macbudka ku aragtay, markaasay dadkii oo dhan kiciyeen, wayna qabteen isagii, Viz kapitola |