Falimaha 21:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markey arintaas maqleen Illaahey ayey wada ammaaneen. Oo waxey Bawlos ku dheheen, “Haddaba ma u jeedaa walaal, kumanaan qof oo Yuhuud ah ayaa Rabbiga aaminay, iyagoo weliba xamaasad u qaba sharciga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Iyaguna, kolkay taas maqleen, ayay Ilaah ammaaneen; oo waxay ku yidhaahdeen isagii, Walaalow, waad aragtaa intay yihiin kumanyaalka rumaystay oo Yuhuudda ku dhex jira; kulligoodna sharcigay ku kulul yihiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Iyaguna, kolkay taas maqleen, ayay Ilaah ammaaneen; oo waxay ku yidhaahdeen isagii, Walaalow, waad aragtaa intay yihiin kumanyaalka rumaystay oo Yuhuudda ku dhex jira; kulligoodna sharcigay ku kulul yihiin. Viz kapitola |