Falimaha 21:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Bawlos markii uu iyagii salaamay kadib ayuu warbixin faahfaahsan ka siiyay wuxuu Illaahey isaga adeegiisa ugu isticmaalay waxyaalihii uu ka dhex sameeyay dadka aan Yuhuudda ahayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Markuu iyagii salaamay dabadeedna, mid mid buu ugu sheegay waxyaalihii Ilaah dadka aan Yuhuudda ahayn dhexdooda kaga sameeyey shuqulkiisa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Markuu iyagii salaamay dabadeedna, mid mid buu ugu sheegay waxyaalihii Ilaah dadka aan Yuhuudda ahayn dhexdooda kaga sameeyey shuqulkiisa. Viz kapitola |