Falimaha 21:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Maalintii ku xigtay Bawlos wuu na raacay wuxuu doonayay inuu soo arko Yacquub, oo kuwii kaniisadda hogaaminayayna kuligood wey na la joogeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Maalintii ku xigtayna Bawlos oo nala socda ayaannu waxaannu u tagnay Yacquub; waayeelladii oo dhammuna way joogeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Maalintii ku xigtayna Bawlos oo nala socda ayaannu waxaannu u tagnay Yacquub; waayeelladii oo dhammuna way joogeen. Viz kapitola |