Falimaha 21:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Markaas ayaa Bawlos ku jawaabay oo yiri, “Maxaad u ooyneysaan oo qalbiga iiga jabinaysaan? Xiritaan kaliya maahee waxaan diyaar u ahay inaan Yeruusaalem ku dhinto magaca Rabbi Ciise daraadiis.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Markaasaa Bawlos u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad samaynaysaan oo aad u ooyaysaan oo ii qalbi jebinaysaan? Maxaa yeelay, diyaar uma ihi inaan xidhnaado oo keliya, laakiinse waxaan u diyaarahay inaan Yeruusaalem ku dhinto magaca Rabbi Ciise aawadiis. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Markaasaa Bawlos u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad samaynaysaan oo aad u ooyaysaan oo ii qalbi jebinaysaan? Maxaa yeelay, diyaar uma ihi inaan xidhnaado oo keliya, laakiinse waxaan u diyaarahay inaan Yeruusaalem ku dhinto magaca Rabbi Ciise aawadiis. Viz kapitola |