Falimaha 21:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Goortaan iyagii macsalaamayney kadib ayaan toos u safarnay illaa Koos. Maalintii ku xigtayna waxaan gaarnay Rodos, halkaasna waan ka tagnay illaa Batara. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Oo waxaa dhacday, markaannu iyagii ka tagnay oo dhoofnay dabadeed, inaannu toos u nimid Koos, maalintii dambena waxaannu nimid Rodos, meeshaasna waxaannu ka aadnay Batara; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Oo waxaa dhacday, markaannu iyagii ka tagnay oo dhoofnay dabadeed, inaannu toos u nimid Koos, maalintii dambena waxaannu nimid Rodos, meeshaasna waxaannu ka aadnay Batara; Viz kapitola |