Falimaha 20:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Waxaa daaqada ku fadhiyay wiil dhaliyara ah oo la yiraahdo Yutukhos, hurda ayaa la sii tagaysay goortii Bawlos sii hadlayay. Markey hurdadii la tagtay ayuu wiilkii kasoo dhacay dabaqii saddexaad oo isaga oo mayd ah ayaa dhulka laga qaaday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Waxaana daaqadda fadhiyey nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Yutukhos, isagoo hurdo weyn la dhacay; oo intii Bawlos weli hadalkii sii dheeraynayay ayaa wiilkii oo aad u hurdaysan dabaqaddii saddexaad ka soo dhacay, oo isagoo meyd ah baa la qaaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Waxaana daaqadda fadhiyey nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Yutukhos, isagoo hurdo weyn la dhacay; oo intii Bawlos weli hadalkii sii dheeraynayay ayaa wiilkii oo aad u hurdaysan dabaqaddii saddexaad ka soo dhacay, oo isagoo meyd ah baa la qaaday. Viz kapitola |