Falimaha 20:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Maalintii ugu horeysay ee usbuuc waan isku nimid si aan cashada Rabbiga u wadaagno. Bawlos dadkii ayuu la hadlay, waayo safar ayuu ahaa maalintii ku xigtay sidaa darteed illaa habeen barkii ayuu hadlayay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka markaannu isugu nimid inaannu kibis jejebinno, ayaa Bawlos la hadlay iyagii, isagoo ku talo jira inuu maalinta dambe tago, hadalkiina ilaa habeenbadhkii ayuu sii dheereeyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka markaannu isugu nimid inaannu kibis jejebinno, ayaa Bawlos la hadlay iyagii, isagoo ku talo jira inuu maalinta dambe tago, hadalkiina ilaa habeenbadhkii ayuu sii dheereeyey. Viz kapitola |